Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaaraha DFS oo la horgenayo Baarlamaanka.

February 9, 2015 - Written by Editor

baarlamanMuqdisho:-Waxaa maanta la horgeynayaa Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xukuumadda cususb ee uu dhawaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa la filayaa in ay Xildhibaanadda  Dowladda Federaalka Soomaaliya  ay dhagaystaan qorshaheed cusub  ka dibna loo qaado codka kalsoonida.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay u badan tahay in xukuumadda  cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake ay ansixiyaan Xildhibaaada  Dowladda Federaalka Soomaaliya .

Ra’iisul Wasaaraha  Dowladda Federaalka Soomaaliya  Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa soo dhisay 27-kii bishii Janaayo xukuumadda ka kooban 20 wasiir oo aysan ku jirin wasiiro ku xigeeno yo wasiirudowlayaal isagoo Baarlamaanka ka codsaday 10 cisho in la siiyo oo uu ku soo dhamaystiro xukuumadiisa taas oo marki danbe uu ku guulaystay.

Amaanka guud ee xarunta Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wadooyinka ugu muhiim san ee magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay iyadoo si wada jir ah ay amaanka u wada sugayaan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online