Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake oo codka kalsoonida heshay.[Dhagayso]
February 9, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaaa sheegay in golaha baarlamaanka DFS ay codka kalsoonida ay siiyeen xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.
Xarunta Golaha Baarlamaanka ee DFS ayaa waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya ilaa 220 Xildhibaan waxaan codka kalsoonda siiyey Xukuumada cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake 191 Xildhibaan waxaan diiday 22 Xildhibaan.
Hoos ka dhagayso hadalkii Ra’iisul wasaare Sharmaarke hadlkii uu ka horjeediyey Baarlamaanka oo ahaa cosi in xukuumaddiisu la siiyo codka kalsoonida
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kala soo socd siin doonaa
A/cawaale
Halgan.net