Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake oo codka kalsoonida heshay.[Dhagayso]

February 9, 2015 - Written by Editor

sharmaarkeMuqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaaa sheegay in golaha baarlamaanka DFS ay codka kalsoonida ay siiyeen xukuumadda cusub  ee Ra’iisul wasaare Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.

Xarunta Golaha Baarlamaanka ee DFS ayaa waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya ilaa 220 Xildhibaan waxaan codka kalsoonda siiyey  Xukuumada cusub ee Ra’iisul wasaare Sharmaake 191 Xildhibaan waxaan diiday 22 Xildhibaan.

Hoos ka dhagayso hadalkii Ra’iisul wasaare Sharmaarke hadlkii uu ka horjeediyey Baarlamaanka oo ahaa cosi in xukuumaddiisu la siiyo codka kalsoonida

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/bah8jgps34/Hadalka-Ra_iisul-Wasaare-Cumar-Ee-Uu-Ka.mp3]

Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kala soo socd siin doonaa

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online