![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/20150531_185500.jpg)
(June 1, 2015)
Hargeysa:-Xalay oo taariikhdu ahyd 14/shacbaan 1436 hijriga waafaqsana 01/06/2015 m ayaa waxa ka bilaabanytay magaalada Hargeysa gaar ahaan masaajidka Cali Mataan nadwo diini ah oo ku saabsan shiicada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/DD-43.jpg)
(June 1, 2015)
Boosaaso:-Beesha Wabeeneeye oo ka mid ah Beelaha dega Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01-6-2015 ku wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa 20.000 oo dollar Mu’ssadda Al-minhaaj ee Dacwada i
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/yema.jpg)
(June 1, 2015)
Qardho:-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Boosaaso ayaa soo gaaray magaalada Qardho madax weynaha ayaa markii uu soo gaaray Qardho waxaa uu d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/IMG_6373.jpg)
(June 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-6-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland , kadib howlo s Muxaadaraadkii Masjid Al-Taqwa uu ka jeediyey Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud (Daawo).
(June 1, 2015)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad uu ka jeediyey Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud wuxuuna Sheekha ka hadlay Macaasida iyo khatarta ay leedaha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/barl.jpg)
(June 1, 2015)
Muqdisho:-Kulankii Baarlamaanka ee DFS oo lagu waday in uu maanta codka u qaado mooshinka laga keenay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa fashilmay ka dib markii uu qabsoomi waayey kooramkii X
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/2.jpg)
(June 1, 2015)
Muqdisho:-Xaflado si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu kala qabtay xaruumaha agoonta imaamu shaafici iyo umul muminiina caa’isha xafladda oo lagu soo gabagabeenayay sanad dugsiyeedka 2014-
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/06/8.jpg)
(June 1, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barta Machadaka Al-furqan ee barashada Culuumta Shareeca Islaamka iyo Carabiyada ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay u fadhiisteen maalintii Sabt
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|