Darsigii 1aad Duruus Ramadaaniya Sheekh Maxamuud Shible (Daawo)
(June 19, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii 1aad ee Duruus ramadaaniya ee Radio Halgan live waxaana darsiga 1aad akhriyey Sheekh Maxamud Shible Xafidahulaah wuxuuna Sheekhu ka hadlay Axkaamta Soonk
Al-Minhaaj oo 676 Qoys oo dan yar ah u qaybisay Raashin ay ku afuraan Bisha Ramadaan.[Masawiro]
(June 19, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay lagu qabtay Xarunta weyn ee Mu’asasada Al-Minhaaj ay ku leedahay Caasimada Puntland ee Garowe Xaflad deeq raashin ah lagu gudoon siinayay dadkatabaalaysan eek u dhaqan Garowe
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(June 19, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay bisha barakeysan ee Ramadaan iyo waxyaabaha qabiya soonka  wuxuuna sheekhu ku dheeraaday Fadliga bisha ramadaan. Hoo
Kulana Dhex Maray qaar ka mid ah Salaadiinta S/land iyo ardayda Machadka Sare (Masawiro)
(June 19, 2015)
Hargaysa : kulan qado sharaf ah oo si wayn loo soo agaasimay ayaa maalintii shalay wuxuu ka dhacay Hotel Golis ee magaalada Hargeysa ee Xarunta S/land. kulankan ayaa waxa uu ahaa mid looga gol lahaa i
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(June 19, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee maanta ka baxday masjid ka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh. Maxamuud Maxamed Shibli waxa uu ku soo qaatay dar
Hay’adda Haro oo deeq dhan 20,000 kun ugu deeqday Qaxootiga ka soo Yimid dalka Yemen[Masawiro]
(June 19, 2015)
Boosaaso:-Hay'adda Humanitarian African Relief Organization(Haro) ee fadhigeedu yahay dalka Maraykan ayaa maalintii shalay oo Taariikhdu ahayd 18-06-2015 ku wareejisay culumada , Mu'assada Al Minhaaj
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 2aad Sheekh Maxamed Umal.[Dhamaad]
(June 19, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 2aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal  wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjid AL-
Bisha Ramadaan iyo Qur’aanka Sh Fuaad M Xaaji Nuur (Qaybta 1aad iyo 2aad ) [Daawo]
(June 19, 2015)
Boosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay ina
Wafdi Balaaran oo ay horkacaysay Al-minhaaj oo safar ku tegay Degmada Buraan.[Masawiro]
(June 19, 2015)
Buraan:-Waxa galabnimadii axada ee taariikhdu ku beegnayd 14/06/2015 safar ku tagay Degmada Buraan wafdi balaaran oo ay horkacaysay Mu’asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horimarinta. Wafdigan bala
Xarunta Agoonta Laascaanood oo deeqa la gaadhsiiyey[Masawiro]
(June 19, 2015)
Laascaanood:-Waxaa saaka xarunta agoomaha ee magaalada Laascaanood loogu qaybiyay 175 Qoys oo ku dhaqan magaalada laascaanod deeq afurin oo loogu tala galay afurinta qoysaska agoomaha ee magaalada Laa