Bisha Ramadaan iyo Qur’aanka Sh Fuaad M Xaaji Nuur (Qaybta 1aad iyo 2aad ) [Daawo]
June 19, 2015 - Written by EditorBoosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay inay dadku ka faa’iideystaan, waxaana Duruustan oo maqal iyo muuqaal ah ay soconeysaa 30 daqiiqo halkii Darsiba. Casharka koowaad, ayaa waxa uu Sheekhu uga hadlay muhiimadda ay leedahay akhrinta qur’aanka ee Bishan, iyo sidii dadkii kheyrka badnaa ay ugu dadaali jireen.
Halkan hoose ka daawo darsiga 1-aad ee Ramadaanka
Halkan hoose ka daawo darsiga 2-aad ee Ramadaanka
Mussadda Al-minhaaj