Golaha wasiirada dowladda Puntland oo shirkooda uga hadlay amaanka
June 4, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda amaanka, kormeerkii Madaxweynaha ee Gobollada Karkaar iyo Bari, arrinta tiro koobka shacabka Soomaaliya ee ay soo bandhigtay Dawladda Federaalka Soomaaliya , Ansixinta xeerka Ururada aan dawliga ahayn, ansixinta Ganaaxa Goynta Dhirta iyo Deegaanka, waxqabadkii Dawladda ee lixdii Bilood ee la soo dhaafay iyo warbixino.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedkii ka soo baxay shirkii maanta ee Golaha wasiirada dowladda Puntland. no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net