Golaha wasiirada dowladda Puntland oo shirkooda uga hadlay amaanka

June 4, 2015 - Written by Editor

2Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda amaanka, kormeerkii Madaxweynaha ee Gobollada Karkaar iyo Bari, arrinta tiro koobka shacabka Soomaaliya ee ay soo bandhigtay Dawladda Federaalka Soomaaliya , Ansixinta xeerka Ururada aan dawliga ahayn, ansixinta Ganaaxa Goynta Dhirta iyo Deegaanka, waxqabadkii Dawladda ee lixdii Bilood ee la soo dhaafay iyo warbixino.

Hoos ka eeg warsaxaafadeedkii ka soo baxay shirkii maanta ee Golaha wasiirada dowladda Puntland. 

no images were found

 

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online