Ka qayb qaado dhamaystirka dhismaha Machadka Imaamul-Bukhaari Galdogob.[Masawiro]

June 25, 2015 - Written by Editor

20150625_092759Galdogob:-Waxaa dhexda looga jiraa dhismaha Machadka Imaamul-bukhaari Galdogob, dhismaha oo sii jiitamayey mudo dhan 3 sano ah kana kooban labo dabaq ayaa guud ahaan qiimihiisu ku kacayaa 165,000$ waxaa baxday 75,000$ waxaa dhiman 90,000$. Machadka oo furnaa mudo dhan 8 sano ah ayaa soo saaray shan dufcadood, sidaas awgeed waa Xarun dacwo oo muhiim u ah soo saarista ducaada iyo culumada iyo waliba guud ahaan faafinta diinta Islaamka.

1) Ogow walaal waxaan ku jirnaa bishii Ramadaan oo sadaqada la laalaabi jiray ajarkeeda.

2) Dhismahaani waa sadaqo jaariya ah oo kugu anfacaysa qabriga loona bixinkaro waalidkii dhintay.

3) Sadaqadu waxay ilaalinaysaa naftaada, ilmahaaga, xoolahaaga aduun iyo aakhiroba.

4) Wixii aad la baxdo badalkooda allaah baa kuu balan qaaday, xoolahana ma nuqsaamiso.

5) Waxaay daawo u tahay xanuunka. sidoo kale waxay calaamad u tahay iimaanka.

Sidaa awgeed sadaqadaada ku darso dhismahaan oo yaan shaydaan iyo naf kaa horistaagin kuna soo hagaaji hawlwadeenka dhismahaan Macalin Siciid Maxamuud Nuur Dheere tel: 00252907791999 Galdogob-Somalia wixii faahfaahin ahna asaga waydii hana la bakhaylin intaada yar.

no images were found

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online