Muxaadaro qeybtii labaad caawa الغش صوره وأضراره Masjidka Abubakar ee Nairobi [Dhamaad]

June 5, 2015 - Written by Editor

saddexumalNairobi:-Waxaa la ogeysiineynaa dhamaan walaalaha kheyrka jecel inay ka dhici doonto Muxaadaro qayim ah oo cinwaankeedu yahay ( الغش صوره وأضراره) qeybteedii labaad Masjidka Abubakar ee magaaada Nairobi, Muxaadaradaan ayaa waxaa bilaaban doontaa 7 fiidnimo salaada maqrib ka dib saacada Nairobi, waxaana soo jeedin doona Fadiilatu Sh Maxamed Cabdi Umal حفظه الله walaalaha jooga gobolloda Puntland waxay nagala socon karaan idaacada islaamiga ee Al-xikmah, walaalaha jooga Waqooyiga Maraykankana waxay nagala socon karaan qolka teleefoonada nambarkiisu yahay +17124323577 code 114 waxaad kale oo Muxaadarada ayaa waxaa sidoo kale Live u tabinaya Radio Halgan Live iyo Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlga magaalada Muqdisho lagana dhageysto koonfurta Soomaaliya.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online