
(June 11, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shirgudoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maaxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay Xaaladda Amaanka, Wacyi-gelinta Dad

(June 11, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu shir gudoomiyey shirka Golaha Wasiirrada DFS kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho,Madaxweynaha DFS oo xiran tuutaha ciidanka melat

(June 11, 2015)
Boosaaso:-Mu’asadda Al-Minhaaj ayaa maanta deeq Raashin ah ku wareeji yay Guddiga Gurmadka dadka kaso qaxay dalka Yaman,waxaana deeqdu ay ka timid Hay’adda THULUTH ABDULAZIZ Al-Mar zouq

(June 11, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-6-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay madaxa howlgalada Qaram

(June 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-6-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaa

(June 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-6-2015 xafiiskiisa madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey Boqor Burhaan

(June 10, 2015)
Gaalkacyo:-Xaflada aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa ay xalay ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Xaflad sharafeedkan ayaa waxaa s

(June 10, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa baryahaanba ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Culumo waaweyn oo ka qab galaysay Nadwadii diini ah oo ka bilaabatay Masjidka Ramadaaan habeenkii Sabtida. I

(June 10, 2015)
Garoowe:-Waxaa galabtay masjidka Sunah ee magaalada Garoowe muxaadaro dardaaran iyo soo dhaweyn bisha barakaysan ee Ramadaan kasoo jeedshay Dr. Sh. C/Casiis Cabdi Faarax Dhakhtarka Qaliinka indhaha oo

(June 9, 2015)
Qardho:-Munaasabadan shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay 34 arday oo dhamay satay Xifdinta Quraanka kariimka ayaa waxaa ka soo qayb galay Culumaa’udiinka magaalada, Masuuliyiinta Mua'ssada Al-minhaaj
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|