Dagaal u dhexeeya Ciidamada DFS iyo kuw Ahlusunna oo a socda Degmada Dhuusamareeb
(June 7, 2015)
Dhuusamareeb :-Wararka ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada DFS iyo kuw la baxay Ahlusunna ee Suufiyada waxa
Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday inay xiriirka u jareen DFS (Daawo)
(June 6, 2015)
Kismaayo:-Kadib markii Baarlamaanka federaalka ay qaadaceen qaabka loo soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa waxaa isla maanta warsaxaafadeed ka soo saaray dowlada gobaleedka jubaland .
1679 oo qof oo Qaxooti ah oo soo gaarey magaalada Boosaaso (Masawiro)
(June 6, 2015)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa sheegaya in maanta ay soo gaartay Dekada weyn ee magaalada Boosaaso doon siday Qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yamaniyiin
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay xafladda xiritaanka wajiga 1aad ee tirakoobka iyo diiwaangelinta shaqaalaha Puntland (Masawiro)
(June 6, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6-6-2015 ka qeyb-galay xafladda xiritaanka wajiga koowaad ee tirakoobka iyo diiwaangelinta sha
Munaasabad lagu soo xirayey Sanad dugsiyeedka 2014-2015 ee Kuleejka Xaaji Abshir ayaa lagu qabtay Qardho.[Masawiro]
(June 5, 2015)
Qardho:-Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiinta waxbarashada Degmada Qardho, Aasaasayaasha Kuleejka, Waalidiin, Gudiga Horumarinta Jaamacada Bariga Africa Qaybta Qardho Maamulka Macalimiin
Dacwada & Arrimha Bulshada (Tusaalaha Qaxootiga Yeman) W/Q Mahdi Muse
(June 5, 2015)
Erayga dacwo ha ahaado mid soomaali ku cusub, oo la fac ah biloowga baraaruga islaamka ee Soomaaliya, hadana waxa uu dhigay raad reeb, kaa oo saameyn badan ku yeeshay bulshada soomaaliyeed, si gaar ah
Muxaadaro qeybtii labaad caawa الغش صوره وأضراره Masjidka Abubakar ee Nairobi [Dhamaad]
(June 5, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiineynaa dhamaan walaalaha kheyrka jecel inay ka dhici doonto Muxaadaro qayim ah oo cinwaankeedu yahay ( الغش صوره وأضراره) qeybteedii labaad Masjidka Abubakar ee
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(June 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee Sh.Maxamuud Maxamed Shibli maanta ka jeediyay masjidka Al hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada sheekha ayaa waxa ay ku saab sanayd Xadiith ka
Muxaadarii xalay Masjidka Abu Bakar الغش صوره وأضراره Sh Maxamed Umal (Video +Cod)
(June 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii Xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay ((
Xafladda Qalin jabin oo lagu qaban doono Masjidka Al-Taqwa Ee Aarhus
(June 5, 2015)
Aarhus:-Waxaa farxad u ah Markizka Attaqwaa ee Magaalada Aarhus iyo nawaxigeeda in uu ku martiqaadno dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Aarhus xaflada qalinjabinta Arday gaaraysa 15 oo isugu

« Previous PageNext Page »