Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland oo xilka la wareegay
(June 21, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Puntland Cali Axmed Faata
Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda G/dhexe oo shaaciyey inta badan liiska xildhibaanada
(June 21, 2015)
Cadaado:-Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa maanta shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Guddoomiyaha Gudigga Farsamadda Xaliimo Ismaacii
Ramadaanka waa Iskuul laga barto Akhlaaqda Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(June 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qayim ah oo uu Sh Maxamed cabdi Umal ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, cinwaanka muxaadarada "ramadaanku waa madraso akhlaaqda laga
Duruus Ramadaaniya Dhalinyarada iyo Bisha Ramadaan Sheekh C.Rashiid Maxamed Aw Faarax (Daawo)
(June 20, 2015)
Laascaanood:-Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh  C.Rashiid Maxamed Aw Faarax Muxaadaradan oo ahayd muxaadaro loogu tala galay dhalinyarada ayuu kaga had
Fataawa Ramadaaniya:Kitaab Cusub oo uu Qoray Sh Mohamed Sh C/raxman Kaariye (Akhriso).
(June 20, 2015)
Minisota:-Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Kitaab si aad ah loo wada dhawrayay loona sugayay oo uu waqti badan galiyay Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye oo ka mid ah culumada iyo ducaada degan
Soonka iyo sigaar joojinta qeybta 1aad iyo 2aad W/Q Sh Abdirazak Sugulle
(June 20, 2015)
Iyadoo ay jirto in bisha barakaysan ee Ramadaan ay wadato risaalo weyn oo nafta ku tarbiyaynaysa Alle ka cabsi, hufnaan iyo in ay naftu u gudubto xaalad ka wanaagsan tii ay ku sugnayd Ramadaanka Ka ho
Soonka iyo sigaar joojinta qaybtii 2aad W/Q Sh Abdirazak Sugulle Mohamed
(June 20, 2015)
11. U tag dhakhtarka ilkaha oo ka dalab in uu kaa naiidifyo ilkaha si looga zuuliyo oo looga tiritiro madowgii iyo wasakhdii ay tubaakadu ku samaysay ilkaha, waxaadna isticmaashaa cadeyga iyo daawada
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 3aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaad)
(June 20, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 3aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Abu
Puntland oo cadeysay mowqifkeeda shirka ka socda gobalada Dhexe (Akhriso)
(June 20, 2015)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa maanta cadeysay mowqifka ay ka taagan tahay shirka ka socda Degmada Cadaado kaas maamul loogu sameynayo gobalada  dhexe iyo arrimaha Federaalka dalka.[nggallery id=828
Darsigii 1aad Duruus Ramadaaniya Sheekh Maxamuud Shible (Daawo)
(June 19, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii 1aad ee Duruus ramadaaniya ee Radio Halgan live waxaana darsiga 1aad akhriyey Sheekh Maxamud Shible Xafidahulaah wuxuuna Sheekhu ka hadlay Axkaamta Soonk

« Previous PageNext Page »