Golaha Wasiirada ayaa maanta Ansixiyey Xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka
(June 18, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda mudane Cab
Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha Federaalka iyo Nabadgelayad
(June 18, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Amniga, Federaaliisam
Duruus Ramadaaniya Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo)
(June 18, 2015)
Nairobi :-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uga hadlay Soonka iyo Axkaamtiisa waxaana muxaadaraadka Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu cinwaan uga dhigay (Duruus Ramadaan
Duruus Ramadaaniya Ee Radio Halgan Live Darsigii 1aad Sheekh Maxamuud Shible ( Dhamaad)
(June 18, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 1aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamuud Shible wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjid Abu Baka
Waa Barnaamijkii ” Afuri oo Ajar Hel” Sh Calinuur Xoogsade
(June 18, 2015)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagaga dhawaaqay gudi la magac baxay Gudiga Afurinta oo uu Gudoomiye kayahay Sheekh C/fataax Xasan Shimbirow, ayadoo gudigan shaqadiisu ta
Al-shabaab oo weerar is miidaamin ah ku qaaday Hoolka Kafaalo ee degmada Cadaad
(June 18, 2015)
Cadaado:-Waxaa saaka weerar is miidaamin ah ku soo qaaday xarunta ergeda ee degmada cadaado ee kafaalo oo ilaa 300 oo qof ku jireen saakay 7da iyo barkii subaxnimo xubno ka tisan ururka al-shabaab iya
Madaxweynaha DFS oo ugu hambalyeeyay Umada Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan
(June 18, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u direy dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka. ’Ram
Sideen ku qaabilnaa ugana faa,ideysanaa Bisha Ramadaan? W/Q Sh Abdirahman Ceeljaale
(June 17, 2015)
Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qormo yar oo ka hadleysa fadliga Bisha Ramadaan iyo sida aan uga faa,ideysan karno Ilaahay mahadii waxaa noo dhalatay bishii barakaysnayd ee ramadaan. Waxaan wax
Maamulka Halgan.net oo Umadda Soomaaliyeed dal iyo dibad Ugu Hambalyaynaya bilashada Bisha Ramadaan
(June 17, 2015)
Garoowe:- Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Halgan.net waxay ugu hambalyaynayaan umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana dhamaan alle uga baryeynaa dhama
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka warbixiyey socdaalkiisii 7 Bilood uu Qardho kaga maqnaa.[Video/Masawiro]
(June 17, 2015)
Qardho:-Qado sharaf maanta uu Boqor Burhaan Boqor Muuse u sameeyay Issimada, Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka karkaar ayna goobjoog ahaayeen Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Wasiirka wasaarada Arrima

« Previous PageNext Page »