Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo qodobo laga soo saaray
June 25, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha xukuumadda Dowladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madax weynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Nabad gelyadda , Arrmaha Gobollada dhexe, Sharci ahaan-shaha , Meel marinta Xeerarka heer Federaal iyo warbixino.
Hoos ka eeg qodabadii ka so baxay Shirkii Golaha xukuumadda Dowladda Puntland no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net