Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo qodobo laga soo saaray
June 25, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumadda Dowladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madax weynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Nabad gelyadda , Arrmaha Gobollada dhexe, Sharci ahaan-shaha , Meel marinta Xeerarka heer Federaal iyo warbixino.
Hoos ka eeg qodabadii ka so baxay Shirkii Golaha xukuumadda Dowladda Puntland
[singlepic id=16496 w=800 h=900][singlepic id=16495 w=800 h=900]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

