
(July 16, 2015)
Laascaanood:-Dhalinyaradan ayaa waxay soo gaadhsiiyeen Isbitaalka guud magaalada Lascanod gaara ahaan qaybta tb-da oo ay ku jiraan bukaano kala duwan deeqdan muhiim u ah dadka bukaan ka ah ee ku jira

(July 16, 2015)
Garoowe:-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyo munaasaba

(July 16, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda Soonfur ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay j

(July 16, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa hambalyo ku aadan maalinta Ciidul Fitriga u direy guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Puntland ee ku nool

(July 16, 2015)
Boosaaso:-Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga w

(July 16, 2015)
Nairobi:-Sh Maxamuud Maxamed Shibli ayaa waxa uu umada islaamka u soo diray tahni yad ku saabsan munaasabada Ciidul Fitriga oo ku aadan bari oo jimce ah 17/07/2015, 1da shawaal 1436. Hoos ka Daawo Sh

(July 16, 2015)
Qardho:-Sheekh. Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo wakiil ka ahaa Masjidka Al-Rowda Magaalada Militon ee wadanka England ayaa 200 oo qoys oo Yemaniyiin iyo Soomaali isugu jira ah soo gaarsiiyay Zakaatul Fi Axkaamta Ciidul-Fidriga iyo Sakaatul Fidriga W/Q Muxamed Sh.Aadam weli
(July 16, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay , ammaan iyo nabadgalyana nebiga dushiisa ha ahaato , waxaan jeclaystay inaan halkan ugu soo koobo axkaamta ciidul-fidriga iyo sakaatul-fidriga

(July 16, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net ka dib markii cila

(July 16, 2015)
Hargey:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxno ah oo uu jeediyey Sheekh Mustafe Xaji Ismaaciil waxaana uu Sh Mustafe Xaji Ismail Muxaadaradiisa uga Hadlay Ilxaadka Sheekh ayaa cinwaan ug
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|