U Diyaargarowga Ciida oo si weyn uga socda magaalada Laascaanood.[Masawiro/Video]
(July 10, 2015)
Laascaanood:-Magaalad Laascanood ee xarunta gobolka Sool waxa ka socda diyaar garow ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo ciida barakaysan ee Ciidu fidriga , hadii aad soo marto suuqyada waawayn iyo ku
Masjidka Imaamu Shaafic Minnesota oo deeq Raashiin ah soo gaarsiisay Qaxootiga Yemaniyiinta ah ee Qardho.[Masawiro]
(July 10, 2015)
Qardho:-Jamciyada Samafalka ee Al- Ixsaan oo Masjidka Imaamu Shaafici Minisota u egmaday inay deeq Raashiinka ah oo ay iska kashadeen Jameecada Masjidka Imaamu Shaafici inay gaarsiiso Qoysaska tabaa
Ciidamo Itoobiyaan ah oo duulaan ku ah degmada Baardheer
(July 9, 2015)
Baardheer:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka gaashaaan ee dagaalka ay ka gudbeen labadii maalmood ee la soo dhaafay Degmada Luuq wax
Shirkii Golaha wasiirada Dawladda Puntland oo qodobo laga soo saaray.[Masawiro]
(July 9, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir-gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay Xaaladda Amaanka, Gudiyada ay ansixiye
Fadliga10 danbe ee Bisha Ramadaan Sh Maxamuud Shibli.[Daawo]
(July 8, 2015)
Nairob:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro kooban oo ka hadleysa fadliga 10 ka danbe ee bisha barakeesan ee Ramadaanka  iyo habeenka Laylatul qadriga iyo ictikaafka, waxa soo jeedina Sh Maxamuud
Tartanka Qur’aanka ee Heer Puntland oo si rasmi ah uga biloway Garoowe.[Masawiro]
(July 8, 2015)
Garoowe:-Waxaa manatay si rasmi ah uga bilowday magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland Tartanka Qur’aanka ee Heer  Puntland iyadoo uu ka mid ahaa dadka maalgaliyaasha  Madaxweynaha Dowlad
Madaxweynaha dowladda Puntland oo maanta la kulmay wasiiradii uu dhowaan soo magaacabay.[Masawiro]
(July 8, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8-7-2015 xafiiskiisa madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kula kulmay sideed Wasiir oo ka mi
Deeq raashin ah oo ka timid Hay’adda Al-ixyaa Al turath Al- islaami oo Qaxotiga Yemen la gaarsiiyey.[Masawro]
(July 8, 2015)
Boosaaso:-Deeq raashin ah oo ka timid hay’adda al ixyaa Al- turath Al-islami oo fadhigeedu yahay dalka Kuwait ayna fulinnaysay jamciyada Somali welfare society (sws) ayaa maanta la gaarsiisay qaxoot
Daawo Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC 07/7/2015
(July 8, 2015)
Boosaaso:-Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC. Warka Caawa waxa Aqrinaya Wariye Yuusuf Maxamuud Yuusuf., Daawasho Wacan Warkii oo Dhan. Hoos ka Daawo Wark
Tartan Quraanka Kariimka oo magaalada Laascanood lagu Gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 7, 2015)
Laascaanood:-Shalay waxaaa lagu soo gabagabeeyey magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool tartan qooneedkii Qur'aanka kariimka ,kaasoo ka socday labadii todobaad ee la soo dhaafay Masjid Al-hudaa

« Previous PageNext Page »