Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Khudbada ka jeediyey Xaflad ka dhacday xalay degmada Cadaado[Dhagayso]
(July 24, 2015)
Cadaado:-Madaxwaynaah DFS Xassan Sh. Maxamuud  oo maanta ka qeyb galay xaflad caleemo saar oo loo sameeyay Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa waxaana uu halkaas ka jeediyey
Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka oo ka dhici doona Arhus 30 julay ilaa 2 Agust 2015
(July 23, 2015)
Arhus:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaliyeed ee ku nool Waqooyiga Yurub waxaa in Mu-tamarkii la qaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu
Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka ku-meelgaarka Gal-Mudug
(July 23, 2015)
Cadaado:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha maamulka ku-meel gaarka Gal-Mudug (MKGG),
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo maanta looga hadlay arrimaha Amniga, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha
(July 23, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo suu shir-gudoominayey maanta Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay k
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo ka qayb galay caleemasaarka Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug
(July 23, 2015)
Cadaado:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Gal-gaduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saark
Xaflada caleema saarka Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka socota Degmada Cadaado
(July 23, 2015)
Cadaado:-Waxaa maanta ka socda Degmada Cadaado xaflad lagu caleemasaarayo madaxweynaha maamulka Gal-Mudug, C/kariim Xuseen Guuleed. Xaflada caleema saarka ayaa waxaa ka soo qayb galay wafdi uu hogaami
Madaxweyne Gaas oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Kenya.[Masawiro]
(July 22, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa uu caawa kulan la qaatay wasiirka arrimaha Dibada ee
Ciidanka Itoobiya iyo Kenya oo garabsanay Soomaali oo qabsaday degmada Baardheere
(July 22, 2015)
Baardheere:-Ciidamo Itoobiyaan iyo Kenyaan ah oo garabsanaya ciidamo Soomaali ah ayaa waxaa ay saaka duulaan ku qaadeen degmada Baardheere oo ay gacanta ku hayeen ciidanka Al-shabaab, Ciidanka ururka
Tartan aqooneed loo qabtay ilaa 6 xaafadood ee degmada Dhahar oo la soo afmeeray.[Masawiro]
(July 21, 2015)
Dhahar:-Magaalada dhahar waxaa lagu soo gabagabeeyey tartan aqooneed loo qabtay lixda xaafadood ee degmada dhahar kaas oo soconayey bisha ramadaan ee ina dhaaftay. tartankaan ayaa waxaa maal gelintiis
Madaxweynaha DFS oo dhagax dhigay xaruntii Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta.[Masawiro]
(July 21, 2015)
Muqdisho-: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sok

« Previous PageNext Page »