Golaha Al-furqaan ee ardayda ka baxday Machadka Al-furqaan ee Laascaanood oo doortay gudoomiye cusub .[Video/Masawiro]
(July 20, 2015)
Laascaanood:-Shir sanadeedkii saddexaad ee golaha oo maalmahaan ka socday xarunta Machadka Al-furqaan ayaa lagu doortay gudoomiye cusub , iyo gudoomiye ku xigeen. Munaasabad ballaadhan oo ay ay la ka
Gudigii Culimada ee waday Barnaamijka Afuri oo Ajar hel oo Mahad noq jeediyey.[Masawiro]
(July 20, 2015)
Muqdisho:- Waxaan mahad balaaran u celinayaan mahada allah ka-sakow gudiga afuri oo ajar hel oo laga aasaasay magaalada muqdisho maalintii Ramadaanka maalintii ka horaysay iyo weliba dadwaynaha soomaa
Ra’iisul wasaaraha DFS oo soo Gabagabeeyey Safarkiisii Puntland dibna ugu soo laabtay Muqdisho.[Masawiro]
(July 20, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka iyo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland, isaga
Wasiirka Dastuurka DFS Xuseen Maxamed oo ka warbixiyey safarkodii Puntland.[Dhagayso]
(July 20, 2015)
Gaalkacyo:-Wasiirka Dastuurka iyo Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh ayaa waxaa uu ka war bixiyey socdaalkii 10 cisho ahayd oo ay ku sugnaayeen Puntland wafdigii Ra'iisul wasaarah
Madaxweynaha: “Taageerada Boqortooyada UK waxay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’
(July 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqor tooyada UK (Uni
Wafdi culimo ah oo tegay Buuhoodle iyo Nadwo diini ah oo ka bilaabatay Masjid Jaamica Buuhoodle[Masawiro]
(July 19, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa maanta gaadhay magaala madaxda gobolka cayn ee buuhodle wefdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo ay weheliyeen Sheekh. Max'ed Sh.Aadam Weli, Sheekh. Max'ed Bar
Ra’iisul wasaaraha DFS oo booqasho ugu tegay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle
(July 19, 2015)
Gaalkacyo:-Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta safar ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo ku sii hakaday degmad
Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa.[Video]
(July 19, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee soo xarunta maamulka S/land,iyadoo safarkiis uu yahay mid ku saa
Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo
(July 19, 2015)
Gaalkacyo:-Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta waxaa uu u boqoolay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo ku sii hakaday degm
Warmurtiyeed: Kulankii dhexmaray DFS , Dawladda Puntland Iyo Jubbaland.[akhriso]
(July 19, 2015)
Garoowe:-Waxaa booqasho qaadatay 11 ilaa 19 julay 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland wufuud ay kala hogaaminayeen Ra'isul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/

« Previous PageNext Page »