Arday deeq iyo agab kale duwan soo gaarsiiyey Isbitaalka Laascanod.‏[Masawiro]
(July 16, 2015)
Laascaanood:-Dhalinyaradan ayaa waxay soo gaadhsiiyeen Isbitaalka guud magaalada Lascanod gaara ahaan qaybta tb-da oo ay ku jiraan bukaano kala duwan deeqdan muhiim u ah dadka bukaan ka ah ee ku jira
Ra’iisul wasaaraha DFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga.[Dhagayso]
(July 16, 2015)
Garoowe:-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyo munaasaba
Madaxweynaha DFS oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga.[Dhageyso]
(July 16, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda Soonfur ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay j
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyada Ciidul Fitriga u direy shacabka Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(July 16, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa hambalyo ku aadan maalinta Ciidul Fitriga u direy guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Puntland ee ku nool
Maamulka Halgan.net oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.
(July 16, 2015)
Boosaaso:-Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga w
Sh Shibli oo munaasabada ciida ugu Hambalyeeyay bulshada Soomaaliyeed.[Daawo]
(July 16, 2015)
Nairobi:-Sh Maxamuud Maxamed Shibli ayaa waxa uu umada islaamka u soo diray tahni yad ku saabsan munaasabada Ciidul Fitriga oo ku aadan bari oo jimce ah 17/07/2015, 1da shawaal 1436. Hoos ka Daawo Sh
Masjid Al-Rowda Milton Keynes England oo Zakaatul Fidri soo gaarsiiyay qaxootiga iyo qoysaska danyarta ah ee Qardho.[Masawiro]
(July 16, 2015)
Qardho:-Sheekh. Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo wakiil ka ahaa Masjidka Al-Rowda Magaalada Militon ee wadanka England ayaa 200 oo qoys oo Yemaniyiin iyo Soomaali isugu jira ah soo gaarsiiyay Zakaatul Fi
Axkaamta Ciidul-Fidriga iyo Sakaatul Fidriga W/Q Muxamed Sh.Aadam weli
(July 16, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay , ammaan iyo nabadgalyana nebiga dushiisa ha ahaato , waxaan jeclaystay inaan halkan ugu soo koobo  axkaamta ciidul-fidriga iyo sakaatul-fidriga
Tafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq 17:15 Uk [Dhamaad]
(July 16, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net ka dib markii cila
Burburinta Doodaha Mulxidiinta ama Atheism Sheekh Mustafe Xaji Ismail ( Daawo)
(July 16, 2015)
Hargey:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxno ah oo uu jeediyey Sheekh Mustafe Xaji Ismaaciil waxaana uu Sh Mustafe Xaji Ismail  Muxaadaradiisa uga Hadlay Ilxaadka  Sheekh ayaa cinwaan ug

« Previous PageNext Page »