Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(August 14, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay xaqa caruurta wuxuuna ahaa cinwa Gudoonka Baarlamaanka DFS oo Aqbalay Mooshinkii laga gudbiyey Madaxweyne Xassan Sheekh
(August 14, 2015)
Muqdisho:-War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu xusay in gudoonka Baarlamaanka ay aqbaleen mooshin ka dhan ah Madaxwey naha DFS Xassan Sh.Ma Madaxweyne Gaas oo booqday carruurtii uu ka dhintay xildhibaan Siciid Nuur Dirir.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-8-2015 booqday Marwo Xaawo Aadan Maxamed Camey iyo sidoo kale caruurtii iyo xaasaskii uu ka Madaxweynaha Puntland oo salaada Jimcaha dadweynaha kula tukaday Masjidka Ubuu-Hureyra ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-8-2015 salaada Jicmaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka Ubuu-hurayra ee magaa Imaamka Masjidka Xaramka Ee Macca oo si adag uga Hadlay Kooxda Khawaarijta Ee Daacish (Dhageyso)
(August 14, 2015)
Mecca:-Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Xaramka ee Mecca ayaa waxaa looga hadlay baadida kooxda Khawaarijta Ee Daacish waxaana khudbada akhriyey alaha dhowree صالح بن عبدالله بن محمد Madaxweyne Gaas oo la kulmay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacayo.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kaga qeyb-galay Kullan ay su’aalo iyo talooyin ugu s
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|