DFS oo si adag u cambaareysay Falkii argagixiso ee ka dhacay masjid ku yaal magaalada Abha
(August 7, 2015)
Muqdisho:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falalka argagaxiso ee ka dhanka ah Dowladda iyo Shacabka walaalaha ah ee Boqortooyada Saudi Arabia ee shalay
Zaylaci Academy oo kuu diyaariyey Barnaamij la magac Baxay Baro Culumadaada (Daawo)
(August 6, 2015)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij taxno ah oo ku saabsan Taariikhda culumada iyo ducaadda soomaliyeed waxaana Barnaamijkan diyaariyey Zaylaci Academy oo ah hoy lagu barto Shareecada Islaamka B
Maamulka Xadaanada Caruurta ee Albushra ee Laascaanood oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Ardaydiisa‏ (Masawiro)
(August 6, 2015)
Laascaanood:-Maamulka Dugsiga Xanaanada iyo Tarbiyada Caruurta ee Albushra ayaa magaalada Laascaanood ayaa u qabtay munaasabad ballaadhan oo lagu gudoonsiinayay abaalmarino kala duwan ardaydsii kaalma
Mu,asasada Al-Karam oo deeq lacaga gudoon siisay Soomaali ka soo bara kacday Yemen (Masawiro)
(August 6, 2015)
Hargaysa :-Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarinta ayaa saaka oo khamiis ah gudoonsiisay ilaa 24 qoys oo ka mid ah Soomaalida ka soo bara kacday dalka aynu jaarka nahay ee Yemen oo muddooyinkii
Faahfaahin Masjid Ku yaal magaalada Abhaa ee dalka Sacuudiga oo la qarxiyey (Daawo Masawiro)
(August 6, 2015)
Abhaa :-Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan magaalada Abhaa ee Koonfurta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in qof isku qarxiyey Masjid ay lahaayeen ciidamada xaalada degdeg ah ee
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobalka Hiiraan
(August 6, 2015)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa guul ka sheegatay dagaal ka dhacay gobalka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Ceel- la helay oo 40 KM koonfur uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka H
Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland oo soo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta.
(August 6, 2015)
Kismaayo:-Guddiga doorashooyinka Maamul gobaleedka Jubbaland State ayaa soo bandhigay shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Maamulka Jubaland taas oo la shaaciyey in ay
Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama.[Daawo Video-ga]
(August 5, 2015)
London:-Waa waraysi uu wariye Abdihafid Mahamud Jama la yeeshay Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar uuna wax uga wiidiiyey arrimo badan oo Soomaaliya iyo S/land ku saabsan iyo waliba Xisbigii uu Hiil
Madaxweyne Gaas oo la kulmay ku xigeenka cusub ee wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Peter de Clercq.[Masawiro]
(August 5, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5-8-2015 aqalka
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Eng. Camey oo la kulmay 8 wasaaradood.[Masawiro]
(August 5, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa shalay oo ay taariikhdu tahay 4-8-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan ku saabsan de

« Previous PageNext Page »