Sh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka hadlay doorashada madaxda Jubbaland.[Dhagayso]
(August 5, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ahaa dadkii tartamay doorashadii la qabtay 2013-kii ee dowladda Jubaland ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC-da waxaa uu sheegay in aysan macquul ah
Hay’adda Macdanta & Shidaalka dowladda Puntland digniin soo saartay
(August 5, 2015)
Boosaaso:-Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa Baarlamaanka Soomaaliya uga digtay inay meelmariyaan sharciga Shidaalka kaasoo ka hor imaanaya axdiga KMG ah ee la sa
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo gaaray Dooloow
(August 4, 2015)
Doolow:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminaayo, ayaa waxaa ay gareen Degmada Doolow Ee Gobolka Gedo. Madaxweynaha J/land ayaa waxaa si diira
Tafatiraha Halgan.net oo booqasho ugu tegay Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur.[Masawiro]
(August 4, 2015)
Mecca:-Mid ka mid ah tafatirayaasha Halgan.net ayaa booqday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah waxaa booqashada ku weheliyey Sh Axmed Cabdi Samed iyo Sheekh Maxamed Daahir Qayliye W
Taariikhda waxbarashada diinta islaamka ee dhulka ay Soomaalidu degto [Daawo]
(August 4, 2015)
Nairobi:-Barnaamijka culimada lagu warreysay oo ah barnaamij gaar ah oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Ixsaan qeybteeda warbaahinta,Sh.Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Cismaan Calasow ayaa ka w
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.Cabdixakiin oo Wasaaradaha kala hadlay dar-dargelinta Mashruuca JPLG
(August 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-8-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan ku saabsan de
Bishaaro Iqra Islamic School oo kuu haya waxbarasho tayo leh.[Daawo]
(August 3, 2015)
Minneapolis:-Waxaa ugu bishaaraynaynaa dadka muslimiinta ee Waqooyiga America, gaar ahaan reer Minnesota in school Islamic ah oo lagu barto maadigii iyo diiniga ba uu ka furan yahay magaalada Minneapo
Mutamnarkii 23aad ee Islkandaneviyanka oo lag soo gabagabeeyey magaalada Aarhus(Daawo Masawiro)
(August 3, 2015)
Aarhus :-Waxaa shalay galabata lagu soo gabagabeeyey Mutamnarkii 23aad ee Islkandaneviyan ka magaalada Aarhus kaas oo lagu qabtay sanadkan magaalada Aarhus ee caasimada labaad ee dalka Denmark. Mut
Warsaxaafadeed ay wada jir uga soo saareen UN, IGAD, EU , AMISOM doorashada 2016 ee Soomaaliya
(August 3, 2015)
Muqdisho, 3 Agosto 2015 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Ergada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqor tooyada Midowday ee Ingiriiska, wax
Sh.Cabdulaahi Sh.Maxamed oo waraysi uu siiyey Idaacadda DFS ku sheegay in uu ka goostay Al-shabaab.[Daawo]
(August 3, 2015)
Kismaayo:-Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa xubnihi ku biiray Al-shabaab ayaa ka soo goostay waxaan wadaadkaan ka sheekeeyey sababaha uu ugu biiray Al-shabaab iyo wax uu la kulmay intii uu x

« Previous PageNext Page »