Wasiir Diini: “Baardheere ka dib xoraynta, waxay u baahan tahay Gargaar Bani Aadantinimo iyo in la Xasiliyo”.[Masawiro]
(August 20, 2015)
Baardheere:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini oo maanta booqasho shaqo ku tegay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo dhowaan ay gacanta qal
Golaha Wasiirada DFS oo shirkoodii maanta uga hadlay qodobo dhowr ah
(August 20, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmark
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed.[Masawiro]
(August 20, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed looga hadlayey arrimaha la xisa
Golaha deegaanka Garoowe oo doortay Duqa degmada Garoowe iyo ku xigeenkiisa
(August 20, 2015)
Garoowe:-Xassan Maxamed Ciise Goodir ayaa waxaa uu ku guulaystay xilka gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa caasimadda dowladda Puntland ee magaalada Garoowe, doorashada loogu tartamayo gudoomiyaha
Beesha caalamka oo ku baaqday in si deg deg ah loo xaliyo mooshinka xil ka qaadidda laga keenay Madaxweyne Xassan Sheekh
(August 19, 2015)
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur-Goboleedka IGAD,
Wafti ka socda Baarlamaanka Kenya oo la kulmay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.
(August 19, 2015)
Muqdisho, 19 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada ku
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo u dhoofay dalka Kenya
(August 19, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Waftiga Madaxwey
Madaxweynaha: ‘’Baarlamanka iyo Xukuumadda waa inay dardar geliyaan hawlaha qaranka’
(August 18, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ugu baaqey xukuumaddu in ay kordhiso ka warqabka waxqabadka hay’adaha kala duwan ee dowladda iyo hay’adaha hoos yimaada, isla markaana lala yimaado isla xisa
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Nabadoonada gobalka Mudug (Masawiro)
(August 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-8-2015 hoygiisa magaalada Gaalkacyo kula kulmay Nabadoonada Gobalka Mudug. Kullanka o
Beesha Caalamka oo Madaxweynaha Jubaland ugu hambalyeysay doorashada Madaxtinimada.
(August 18, 2015)
Muqdisho:- Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sh.Axmed Maxa

« Previous PageNext Page »