Urur Goboleedka IGAD oo soo dhaweeyey Doorashadii Madaxweynaha Jubaland (Daawo)
(August 16, 2015)
Kismaayo:-Ergeyga Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo ka qeyb galay doorashadii ka dhacday shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa soo dhaweeyey qa
Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Daawo)
(August 15, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta u hambalyeeyey Madaxweynaha Dawladda Jubbaland oo markale ku guulaystay hogaanka maamulkaas. S
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xarumaha Dawladda ee magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(August 15, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-8-2015 kormeeray Cisbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo, xaruntii hore ee maamulka Gobal
Axmed Maxamed Islaam oo noqday mar 2aad Madaxweynaha J/land (Masawiro)
(August 15, 2015)
Kismaayo:-Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, kadib markii uu helay wareegii koowaad 68 cod waxaana la tartamayey 3 musharax, Xildhi
Axmed Maxamed Islaan oo ku guulaystay doorashada Madaxweynaha Jubbaland
(August 15, 2015)
Kismaayo:-Akhristeyaasha sharafta badan ee ku xiran Halgan.net waxaan halkaan si toos ah idiinku soo gudbinaynaa Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo aad si toos ah uga daawan kartaan idaacadda iyo Tv
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(August 14, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay xaqa caruurta wuxuuna ahaa cinwa
Gudoonka Baarlamaanka DFS oo Aqbalay Mooshinkii laga gudbiyey Madaxweyne Xassan Sheekh
(August 14, 2015)
Muqdisho:-War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu xusay in gudoonka Baarlamaanka ay aqbaleen mooshin ka dhan ah Madaxwey naha DFS Xassan Sh.Ma
Madaxweyne Gaas oo booqday carruurtii uu ka dhintay xildhibaan Siciid Nuur Dirir.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-8-2015 booqday Marwo Xaawo Aadan Maxamed Camey iyo sidoo kale caruurtii iyo xaasaskii uu ka
Madaxweynaha Puntland oo salaada Jimcaha dadweynaha kula tukaday Masjidka Ubuu-Hureyra ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-8-2015 salaada Jicmaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka Ubuu-hurayra ee magaa
Imaamka Masjidka Xaramka Ee Macca oo si adag uga Hadlay Kooxda Khawaarijta Ee Daacish (Dhageyso)
(August 14, 2015)
Mecca:-Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Xaramka ee Mecca ayaa waxaa looga hadlay baadida kooxda Khawaarijta Ee Daacish waxaana khudbada akhriyey alaha dhowree صالح بن عبدالله بن محمد

« Previous PageNext Page »