Madaxweyne Gaas oo la kulmay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacayo.[Masawiro]
(August 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kaga qeyb-galay Kullan ay su’aalo iyo talooyin ugu s
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo ka hadlay Mooshinka laga gudbiyey.[Video/Audio]
(August 13, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta ka warbixiyey marxaladda uu dalku marayo, dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bul
Madaxweyne Dr.Gaas oo Kulan la qaatay saraakiisha Ammaanka , Garsoorka iyo Maamulka Gobolka Mudug.[Masawiro]
(August 13, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-8-2015 Qasriga uu ka deganyahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kulan kula q
Gabay Qabyaalad Diid W/T Abwaan Ismaaciil Maxamed-Cali (Akhriso)
(August 13, 2015)
Gabaygan aan u magacbixiyay QABYAALAD-DIID waxa igu dhaliyay ka dib markaan dhagaystay ama daawaday muxaadaro maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyay Sh. Dr. Axmed Jamac Ismail Mire ciwaan keeduna ahaa QA
Masajidka Atawbah oo ku Soo biiray Golaha Imaamyada ee W/Maraykanka (Masawiro)
(August 13, 2015)
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Magaalada Des Moines ee Gobalka IOWA Gaar ahaan Masaajidka Atawbah.Xafladaas oo loo qabtay ka mid noqoshada Majliska Iimaamyada ee Waqooyiga M
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo Kormeeray maanta Bankiga Dhexe
(August 12, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, isagoo u kuurgalayey habsami u socodka hawlaha
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo ka hadlay safarkiisa Gaalkacyo.[Dhagayso]
(August 12, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wafdiga madaxweynaha ayaa si weyn loogu s
Jaamacat Al-Najaax oo Shirweyne u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka(Masawiro)
(August 12, 2015)
Burco:-Jaamacaha Najaax ayaa waxaa ay u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka kuwooda ugu muhiimsan Shirweyne waxaana Shirweynaha soo agaasimaya Musasada Al-Manaar. Shirweynahan oo ahaa kii ugu
Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Burtinle iyo Xarfo.[Masawiro]
(August 11, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-8-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Burtinl
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo u baqoolay Gobolka Mudug
(August 11, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka waxaa ay safar ku aadeen magaalada Gaalkacyo iyagoo ku sii hakan doona magaaloo

« Previous PageNext Page »