Madaxweyne Gaas oo Hambalyo diray kuna baaqay joojinta colaada ka socota deegaanada Qorilay , Magaclay[Dhagayso]
(September 23, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Hambalyo ku aadan Munaasibadda Ciidul Adxaa u diray dhammaan umadda muslimiinta

(September 23, 2015)
Odense:-Sheekh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa ayaa waxaa uu munaasabadda Ciidul Adxaa uu Hambalyo u diray dhamaan umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Ehelkiisa , Qaraabadisa culimada Soomaaliyeed ,

(September 23, 2015)
Maamulka Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxay ugu hambalyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta meel walba ay joogaan Munaasabada Ciidul Adxaa. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha

(September 23, 2015)
Mecca:-In kabadan 2 Milyan oo Muslimiin ah, ayaa maanta istaagay buurta Carafo, iyagoo gudanaya waajibaadkooda xajka ee sanadlaha ah. Rugniga wuquuf Carafa ayaa ah acmaasha ugu muhiimsan acmaasha Xa

(September 23, 2015)
Qardho:-Duqa degmada Qardho ayaa waxaa saaka loo doortay Cabdi Siciid Cismaan waxaana la tartamayey Faarax Cabdullaahi tartanka ayaa ahaa mid xiiso leh ooo ay dadweynaha gobalka Karkaar ay wada dhowra

(September 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin sooo gudbinaynaa muxaadaro uu Sh. Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay فضل يوم عر

(September 23, 2015)
Markazka Qiraa'aadka ee Shaadibi oo ah Markaz lagu barto Qir'aa'aadka Tobanka ah ee Qur'aanka Kariim ka ah lagu akhriyo ayaa waxaa uu soo bandhigay qaabka uu u ardayda markazkaasi ay wax uga bartaan.

(September 23, 2015)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegay in saaka la keenay Cusbitaalka magaalada Laascaanood dhawacyo dhowr qof ah ka dib dagaal dib uga qarx
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|