Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo Daah-furay Sanduukha Horumarinta Gobalka Mudug.[Masawiro]
(September 9, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-9-2015 magaalada Gaalkacyo ku Daahfuray Sanduukha Horumarinta Gobalka Mudug , oo larabo in
SBCTV oo waraysi la yeeshay Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf.[Daawo]
(September 8, 2015)
Ceerigaabo:-Gudoomiyaha gudiga dhaqaale aruurinta ee wadada Ceel Daahir ee Ceerigaabo Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey SBCTV waxaa uu ka waramay halka uu marayo dhaqaalihii l
Gudoomiyaha Degmada Qardho “Waan Sagootinayaa Bulshada mana tartami doono.[Masawiro]
(September 8, 2015)
Qardho:-Kulan Balaaran oo ka dhacay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayna kasoo qaybgaleen, Boqor Burhaan Boqor Muuse, isimo, Nabadoono, xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Puntland, masuuliyiin ho
Dufcadii ugu horaysay ee ka qalin jebisay Jaamacadda Bariga Africa ee Buuhoodle.[Video/Masawiro]
(September 8, 2015)
Buuhoodle:-Dufcadii ugu horraysay ee ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa maalinimadii shalay waxaa ka qabsoontay xarunta Jaamacada Bariga Africa.
Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha oo qoraal soo saaray (Akhriso)
(September 7, 2015)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee dhowaan mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saaray warmurtiyeed ay kaga jawaabayaan go’aan ka soo baxday xafiisak
Wasiirka Cadaalada dowladda Puntland oo booqday Agoonta magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 6, 2015)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dawladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa waxaa uu booqday xarunta Daryeelka iyo Dhaqan-celinta Agoonta ee Magaalada Gaalka
Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Masawiro]
(September 6, 2015)
Laascaanood:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa maalinimadii Axadda waxaa ay ka dhacday Machadka Al-furqan ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool , xafladaan ayaa u jeedkeedu waxaa uu ka
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho
(September 6, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu soo dhameystey booqasho uu ku tagey dalka Talyaaniga.
Mutamar Islaami ah oo ka dhacay magaalada Leicester.[Masawiro]
(September 5, 2015)
Leicester:-Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Leicester Mutamarkii koowaad oo Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad waxaaana Mutamarka ka soo qayb galay gudoomiyaha Hay'adda culimada
Khudbadii Jimce ee Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjida Ibnu Cutheymiin ee Leicester.[Dhagayso]
(September 5, 2015)
Leicester:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee uu Sh. Dr Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Culimada dalka Soomaaliyeed uu ka jeediyey Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester.

« Previous PageNext Page »