Jaaliyada Finland ee ku dhaqan Leicester oo tacsi u diraya Ehelada Xaji Maxamed Xaji Aweys
(September 26, 2015)
Leicester:-Jaaliyada Finland ee dalka Uk ku dhaqan gaar ahaan magaalada Leicester ayaa waxaa si wada jir ah tacsi ugu dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Adeer Xaaji
Arday gaaraysa 118 oo ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe [Masawiro]
(September 26, 2015)
Garoowe:-Munaasabad si wayn loo soo agaasimay ayaa 26-9-20015 oo ku began maalin sabti ah waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe waxaana ku Qalin jabiyey in ka badan 118 Arday
Radio Halgan oo idiin soo gudbinaya Kitaabkii Sunan Abiidaawuud Sh C/naasir Xaji Axmed (Dhageyso)
(September 25, 2015)
Laascaanood:-Radiohalgan.net ayaa idiin soo gudbineysa caawa kitaabka  Sunan Abiidaawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica ma
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Xudeyfa Raage.[Dhagayso]
(September 25, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee manta kabaxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta oo kahadleesay geeerida waxaa soo jeediyay Sh Xudayfa Rage Cali. Ho
Guddoonka Baarlamaanka DFS oo Go’aan ka gaaray Mooshinkii Madaxweyne Xasan (Akhriso)
(September 25, 2015)
Muqdisho:-Guddoonka Baarlamaanka DFS ayaa Maanta kasoo saaray Go’aan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waxaana warmurtiyeed uu soo saaray Guddoonka Baar lamaanka DFS lagu
Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo tegay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal.[Dhagayso]
(September 25, 2015)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. C/xakiin Cumar Camey ayaa saakaa oo jimco ah waxaa uu u ambabaxay deegaanada dhowaan ay ku dagaala meen beelo walaalo ah oo
Sidee looga ciiday magaalada Nairobi ee caasmada dalka Kenya.[Daawo]
(September 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii ciidul adxa oo Dr Adam Cali Salax ka jeediyay maanta fagaaraha wayn ee Pumwani ee xaafada isli magaalada Nairobi, khudbada oo meelo badan taabanaysa ka
Taliyaha Cusub ee Ciidanka DFS iyo Abaanduulaha Cusub oo la dhaariyey (Masawiro)
(September 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aad
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 24, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,kadib safar shaqo oo maalmo qaatay oo
Magaalada Leicester,UK oo si weyn looga ciiday.[Cod/Masawiro]
(September 24, 2015)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester

« Previous PageNext Page »