Faaqidaadda: Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya.[Dhagayso]
February 26, 2016 - Written by EditorIstanbul:-Magaalada Istanbul waxaa dhowaan lagu soo geba geebeyey shirkii Iskaashiga Heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada iyo wakiilo ka socday beesha caalamka, waxaase ka maqnaa maamulka Puntland.
Barnaamijka faaqidaadda ayaa waxa uu ku saabsan yahay waxyaabihii kasoo baxay shirkaas iyo doorashada Soomaaliya ee 2016-ka, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.
Hoos ka Dhagayso Barnaamijka Faaqidaadda Shirkii Istanbul
Source:VOA