Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo magacaabay 4 xubnood ee gudiga doorashooyinka Puntland
February 16, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa saaka waxaa uu soo magacaabay 4 xubnood oo ka mid noqon doona Gudiga doorashooyinka Puntland oo uu shalay 5 ka mid ah uu magacaabay Madaxweynaha dawladda Puntland.
Gudiga doorashooyinka dowladda Puntland ayaa hadda la dhamaystiray waxaan la sugayaa in ay guda galaan shaqooyinooda si loogu gudbo nidaamka Xisbiyada badan in dhaqso looga hirgeliyo deegaanada Puntland.
Hoos ka eeg xubnaha 4 -ta xubnood oo gudoomiyaha PL Axmed Cali Xaashi ka mid noqon doona gudiga doorashooyinka ee Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net