Machadka Imam Al-Muzani oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Arday (Masawiro)

February 21, 2016 - Written by Editor

IMG_4853Gaalkacyo:-Waxaa lagu qabtay xarunta Mac hadka imam almuzani xaflad Shaadooyin lagu gudoon siinayay dufcadii kowaad ee ka qalin jabisay mac hadka, waxaa xaflada ka soo qeyb galay qeybaha bulshad ee kala duwan sida: maamulka G/mudug, duqa m/Gaalkacyo madaxda waxbarashada, madaxda shirkadaha ganacsiga, culimada ducaada, cuqaasha, waalidiinta, ardada oo iskugu jira rag iyo dumar, maamulka iyo macallimiinta mac hadka.

Ugu horeyn waxaa kalmad ku saabsan Cilmiga iyo qiimaha uu leeyahay soo jeediyay Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Xasan Abu Sheyba  oo ah madaxa mu’sisiinta mac hadka Imam Al-muzani.

waxaa kale oo warbixin ku saabsan mac hadka iyo waxbarashada ka socota iyo dowrka uu kaga jira horumirinta bulshyada, iyo faafinta dacwda soo jeedshay maamulaha mac hadka: ustaad/ maxamed maxamuud.

Waxaa kale oo kalimadda waalidka ku hadlay: Sheekh C/llaahi Axmed Faarax Madax shirkada Dahshiil.
Ugu danbeyn waxaa kalmad qiima badan soo jeedshay: G/G/ mudug/ Cabdirashiid Cartan. Xafladuna waxey ku gabagabooday si wacan. وبالله التوفيق

Machadka Imam Al-muzani
Gaalkacyo

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online