Mu’asasada Al-minhaaj faraca gobolka bari oo soo gabagabaysay ololihii wacyi galinta dugsiyada Sare ee Boosaso .

February 19, 2016 - Written by Editor

20160204_182056Boosaaso:-Ololahan ku Saabsana Wackigelinta Amniga iyo kadigida qabyaaladda ayaa iskugu jirey Qaybo kala duwan sidda Muxaadarooyin lagu Qabtay Dacwa shaaricyada Magaalada Boosaaso ,Khudbadaha Masaajidda , kalimaad Laga sameeyey Masaajida , Nadwo yar oo hal habeen socotay iyo Daabuurada Iskuuladda sare oo kalmaad laga soo jeedinayey ayaa Soo gaba gabowday Asbuucan gudihiisa .

Mu’asasada Al minhaaj Faraceeda Bari ayaa Ololahan qaybaha kala duwan isku jirey Abaabulkeeda iyo Fulinteedaba lahayd. Ololahan ayaa Waxa Laga fuliyey in ka badan 10 School sare oo Dhammantood ku Yaala Gudaha Magaalada Boosaso.

Wacyi Gelintan ku Saabsanayd Ahmiyadda Amniga uu Bulshada u leeyahay iyo Ladagaalanka Qabyaalada ayaa si Baaxad leh Looga dareemayey Gudaha Magaalada Boosaso ayadoo Magaalada ay ka jireen Asbuucyadii tegay Rabshado Amniga iyo Hormarka Bulshada lid ku ah.

Ololahan oo ay ka qayb qateen Culima udiin Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Aya lagu tegay inta badan Schoolada sare ee Boosaso waxana ka Mid aha Schooladii la Tegay Shafi’i Secondry School Ugaas Yasiin Secondry School Bander Qaasin iyo Al Najaax Secondry School iyo Kuwa kale oo badan.

Si kastaba Ha ahaatee Mu’asasada Al Minhaaj oo Loo Aqoonsaday Kama Daalayaasha Waxtarka iyo Hormarinta Bulshada ayaa Dowrkas Qaadatay.

Nuur Jaamac
Bosaaso,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online