Nadwo Cilmiyeed diini ah Ayaa si rasmi ah waxay ugu bilaabatay Masjidka Al Hudaa ee dalka Finland Nadwadaan ayaa waxaa loogu talagalay in Lagu bixiyo Muxaadaraad kala duwan waxaana cinwaanka Nadwadani uu ahaa DIINTEYNU WAA DHAX DHAXAAD Nadwo Cilmiyaadkani ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan dhalayarada Iyo waalidiinta Iyo Caruurtaba Waxaana lagu Marti Qaaday Culimo Kala Duwan oo Iskugu Jira Culimadeyna Somaliyed Iyo Culima Kale.
Nadwadani Ayaa Waxaa Lagu Bixinayay Manta Qaybteyda Koowaad Waxana Ay Ku Baxeen Luuqada Englishka Iyo Carabigaba Iyo Soomai Waxaana ka Mid Ahaa Culimada Maanta Soo Jeydisay Sheekh Dr Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf Iyo Sheekh Bashir Ghafrouri From Uk
Dr Sheekh Cadiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf & Sheekh Shakeel Kunwar From Uk Waxana La Filayaa Qeebihi Ugu Sii Muhiimsanaa Nadwada Inay Sii Harsantahay Waxaana La Filayaa Inay Soo gabagabowda Maalinka Axada Hadii Alle Idmo Waxaana Kamid Ah Culimada Ka qeyb galaysa maanta Nadwada.
no images were found
1-Sheekh Cabdirizaaq Sugulle
2-Sheekh Cabdulaahi Adam
3-Sheekh Ismacil Bootaan
4-Sheekh Cabdiraxmaan Sugulle.
Waxana Lagu War galinayaa Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka Finland Inay Ka qayb qaataan Maal Mhani Harsan Dowdarada Waana Fursad Qaali Ah.
Yasiin Cabdi Axmed
Helsinki Finland