Shir ay iskugu yimaadeen Maraakizta wadamada Nordic oo lagu qabtay dalka Finland.(Daawo)

February 25, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-02-06-07h16m31s109Kulan si heer saro Loo soo agaasimay ayaa waxaa Isugu yimid Maraakizta ugu waaweyn wadanmada La Isku Dhaho Iskaadanefiyanka, shirkaani ayaa waxaa marti galiyay Markazka Al Huda ee magaalada Helsinki .

Shirkaan ayaa Waxaa Lagu Lafa guray Sidii uu u qabsoomi Lahaa kulan Diineed ama Mutamarka wadamada Nordic oo sanadkan lagu qaban doono hadii alle idmo  dalka Finland.

Shirka ay isigu Yimaadeen Maraakizta iskandanefiyanka‏ ayaa waxaa  lagu qabtay dalka Finland 06/02/2016.

Shirkan ayaa waxaa Shir Gudoominayay Sheekh Cabdiraxmaan Cumar wuxuuna ka warbixiyey halka uu marayo qabanqaabada Mutamarka wadamada Nordic oo sanadkan lagu qabanayo magaalada Helsinki .

Yasin Cabdi Axmed
Finland

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online