Shirka madasha hogaanka dhaqanka Soomaliyeed oo furmay & Madaxweyne Gaas oo tegay Qardho.[Daawo Live]

May 24, 2016 - Written by Editor

13241153_1760977040805391_1455293482655101375_nQardho:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar Shirka madasha Hogaanka Dhaqanka Somaliyeed, kaas oo uu gogashiisa uu dhigay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Dhinac kale waxaa la sugayaa Madaxweynaha dowladda Puntlad Dr Gaas oo ku soo wajahan magaalada Qardho si uu u furo Shirka madasha Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed, shirka ayaa waxaan a baaqsaday Issimo uu ka mid yahay Islaan Ciise walow wafdi Issimo ah oo dhexdhexaadin ah loo diray balse arrinaas weli lagama gaarin wax natiijo ah.

Shirka madasha Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho ayaa waxaa si mugleh uga dhex muuqday Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Puntland waxaan culimadaas ka mid ah Sh Axmed Daahir oo shirka ka jeediyey wacdi aad u xeel dheer oo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uu ku tirtirsiiyey in ay qaataan Kitaabka Alle iyo in ay xal u keenaa dhibka Soomaaliya ragaadiyey ayna dowrkooda ka soo baxaan.

Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland  Dr. Cabdiwel Maxamed Cali Gaas  ee soo gaaray magaalada Qardho  ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland axmed Cali Xaashi , gudoomiye ku xigeenka labaad ee dowladda Federaalka Soomaaliya
Cawad, Wasiirka maaliyada ,wasiirka warfaafinta , wasiirka arrimaha gudaha , Xildhibaano, Saraakiiil ciidan iyo mari sharaf kale

no images were found

 Halkaan ka daawo Shirka madasha Hogaanka Dhaqanka Somaliyeed Tv-ga Puntland

ama  Halkaan riix si aad u Daawato live SBC TV Shirka madasha Hogaanka Dhaqanka Somaliyeed ee ka furmay Qardho

 

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online