Madaxweynaha oo ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Xildhibaan Burci Maxamed.[Masawiro]
(June 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku
Bandow la saaray Magaalada Laascaanood.[Dhagayso]
(June 28, 2016)
Laascaanood:-Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa wareysi uu siiyay Laantan Af-Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay bandow ay saareen guud ahaan magaalada Laascaanood. Bandowgan oo soc
Warbixin Gaar ah: Geerida Laba Dr. Shahiid.[Dhagayso]
(June 27, 2016)
Muqdisho:-In ka badan 20 qof oo ku dhintay qaraxii maalintii Sabtidii ka dhacay Muqdisho waxaa ka mid ahaa Dr. Ducaale Maxamed Aadan Shahiid. Aabihiis Maxamed Aadan Warsame Shahiid, waxa uu isna ka mi
TV-ga Somali News oo warbixin ka diyaariyey colaad labo beelo oo walaalo ah ku dhexmartay Koonfurta Sool.[Video]
(June 27, 2016)
Laascaanood:-TV ga Somali News oo ka diyaariyey warbixin deegaanadii Colaaduhu ka dhaceen iyo Ergooyin ka kooban Aqoonyahano , Culimo , Ganasato , Odayaal iyo xirfadlayaal Caafimaad oo uu Garaad C/Laa
Madaxweynaha DFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Boqortooyada Belgium.[Masawiro]
(June 27, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium wa
Ra’isul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali oo cambaareeyey weerarkii Hotel Naasa-Hablood1
(June 27, 2016)
Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo qaraabadii muwaadiniintii lagu laayay qaraxii shala
Ogeysiis Mu’tamarkii 24 Aad Ee Iskandanefiyanka (Daawo)
(June 26, 2016)
Halgan.net Finland
Madaxweyne Xassan oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza
(June 26, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Xildhibaan Burci Ma
Madaxweynaha Puntland oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey 26-Jun.[Dhageyso]
(June 26, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26-Jun-2016 oo ku beegan 56-sano guuradii kasoo wareegtey markii ay gobollada woqooyi ee dalka Soomaaliya xorriyaddooda ka qa
Golaha Dacwada ee Mu’sada Al-Furqaan oo muxaadaro ku qaban doona Magaalada Perth
(June 26, 2016)
Golaha Dacwada ee Mu'sada Al-Furqaan ee Magaalada Perth ee Dalka Australia Waxay ugu Bishaaraynaysaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Perth iyo Nawaaxigeeda in Masaajidka Al-Furqaan

« Previous PageNext Page »