
(June 25, 2016)
Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20 ka bisha ramadaan magaala Garoowe ee xarunta Puntland ka furmay tartanka qur’aanka Kariimka ah ee gobolada Puntland. Tartankan oo ay ku tartamayaan ard

(June 25, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirkii madasha wadatashiga hoggaamiyayaasha qaran ayaa maan

(June 25, 2016)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee caasimada ku meel gaarka ah ee Galmudug kadib ma

(June 25, 2016)
Baydhabo:-Madaxda Soomaalida ee shirka wadatashiga uga socday magaalada bayhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay soo afmeereen shirkii uga socday magaalada Bayhabo maalmihii la soo dhaafay waxaan Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Sh. Axmed Yuusuf Daad oo u waramaya BBC-da.[Dhagayso]
(June 25, 2016)
Carmo:-Sh. Axmed Yuusuf Daad oo ka tirsan Culimada Puntland ahna Afhayeenka gudiga Nabadaynta ka dhex waday Ciidanka dowladda Puntland iyo ciidamo beeleed la socda Gudoomiyihii hoe ee Gobolka Bari C

(June 24, 2016)
Finland:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana Khudbada jeediyey Sh.Cabdirizaaq Sugulle waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Fadliga 10 danbe ee bisha

(June 24, 2016)
Boosaaso:-Xarunta Radio Daljir ee Bosaso iyo Garoowe ayaa hawada laga saaray ka dib markii ciidamo ka tirsan Puntland ay ku amreen wariyaasha in idaacadda hawada ka saaran ka dib wareegto ka soo baxda Qodobbo Muhiim ah oo looga hadlay shirkii golaha wasiirrada Puntland
(June 23, 2016)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta waxaa looga hadlay arrima

(June 23, 2016)
Laascaanood:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobollada Sool Sanaag iyo Cayn ee fadhigeedu yahay wadanka Holland ayaa soo gaadhsiisay deeq raashin ah deegaanka Hadhwanaag markii horena la odhan

(June 23, 2016)
Boosaaso:-Dagaal ayaa maanta degmada Carmo ee gobolka Bari ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo maleeshiyo uu wato guddoomiyhii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan.Cabdisamad Gallan iyo ciid
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|