
(July 16, 2016)
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta iskugu yimid shir aan caadi ahayn ayaa si xoogleh loogu canbaareyey Afganbigii dhicisoobay ee dalka Turkiga. Dawladda Soomaaliy

(July 16, 2016)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa lagu soo gabgabeeyey Nadwo cilmiyeed ka socday habeenadii la so dhaafay masjid jaamica Laascaanood ee dhanka waqooyiga magaalada. Nadwo

(July 16, 2016)
Washington DC:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yusuf ayaa maalmihii u danbeeyey safar isugu jira aqoon kororsi iyo cilmi baaris ku joogey magaalada Washington DC ee

(July 16, 2016)
Ceerigaabo:-Agaasimaha warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibrii oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Madaxweynaha DFS oo cambaareeyay Afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiya
(July 16, 2016)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheakh Maxamuud ayaa cambaareeyey afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay magaalooyin kamid ah dalka Turkiga. War kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy

(July 16, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-July-2016 hambalyo u diray Madaxweynaha dawladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga Reccep Tayyib Erdogan oo dawladdiisu ay k

(July 16, 2016)
Wararka ka imaanaya gobalka Mudug gaar ahaa Degaanada Camaara iyo Korodhi ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kooxda Al-shabaab ay gaareen Deegaanada Camaara iyo Korodhi .

(July 16, 2016)
Istanbul:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya dalka Turkiya ayaa sheegaya in uu fashilmay inqilaab ay isku dayeen qaar ka mid ah ciidanka milatariga ee dalka Turkiya. Madaxweynaha dalka Turkiya Er
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|