Ganacsatada Cumar Maxamud iyo Ganacsatada Cali Saleeban oo ku shiray Boosaaso maanta Maxaa ka soo baxay.? [Masawiro]

July 13, 2016 - Written by Editor

1Boosaaso:-Kulan ay isugu yimaadeen Ganacsatada beelaha cali saleeban iyo Ganacsatada beesha Cumar Maxamuud oo maanta ka dhacay Hotel al-sabax ee magaalada Ganacsiga ee Boosaaso Kulankaan oo ujeed kiisu uu ahaa Sidii Labada Dhinac looga wada shaqayn lahaa nabadgelyada Amaanka  iyo Is dhexgalka Bulshada , Nabad ku wada Noolanshaha,Iyo sidii Loo hour mirin lahaa Ganacsiga.

Shirkaan oo ay goob joog ka ahaayeen  Ganacsatada ugu magaca dheer labada reerba ayaa waxa ay  ugu horeyn ka sheekeyen wanaagii iyo Walaal nimadii u dhexeysay Cumar Maxamuud iyo Cali Saleebaan waxayna isla qireen in ay ahayd mid Taariikhi ah haddana ay u baahan tahay in la ad keeyo  oo si buuxda looga wada shaqeeyo loona soo celiyo Kalsoonidii iyo walaalnimadii cid kasta oo ka hortimaadana Wanaaga iyo Nabad ku wada Noolaanshahana gacan bira ah la is kaga qabto si wada jir ah.

Sida oo kale Ganacsatada waxa ay sheegeen in ay jiraan dad dacaayad ka wada Fecebook gayada iyo Websiteyada waxana ay ku tilmaameen dadkaas kuwa ka shaqaynaaya Dhibaato iyo isku dhac waxna ku til maameen Fidmadwada yaal waxayna isku raaceen in ay dadkaas ay iska qabtaan oo Sharciga la tiigsan doonaan.

Dhanka kale Ganacsatada ayaa Hoosta ka Xariiqay in uu shirkaani Noqon Doono mid Taxane ah oo socon doona ilaa iyo intii ay ka dabarjarayaan wax walba oo mad madow la geliyey mudadii la soo dhaafay sidoo kalena waxa ay sheegeen in ay samayn doonaan gudi iskuna dhafi doonaan Gudiyadaas labada dhinac ka soo kala jeeda  ayna ka shaqayn doonaan danaha iyo wanaaga Labada reer.

no images were found

Kulankaan ayaa ahaa mid ay Ganacsatadu si wada jir ah ugu Qanaceen uuna ahaa mid Loo baahnaa Sidii La rabayna u dhacay mudana ay Qaban Qaabadiisa iyo isu isku dubariskiisa ay wadeen maantana uu qabsoomay  waxayna intaas ku dareen in ay saxaafadda ka hadli doonaan Xiliga uu soo Gabagaboobo.

Source:all Carmo

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online