Jenaraal Maxamed Nuur Galaal Maxay tahay sababta ay AMISOM Soomaaliya uga baxayaan.[Dhagayso]

July 9, 2016 - Written by Editor

amisom_somaliaGuriceel:-Jenaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo u waramay idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu ka sheekeeyey qaabka loo dhisi karo ciidamo Soomaaliyeed waxaa kale oo uu Jeneraalku ka sheekeeyey ciidamada shisheeyey ee ku sugan dalka soomaaliya iyo sheegashadood ah dalka Soomaaliya waa ka baxaynaa 2020-ka.

Jenaraal Maxamed Nuur Galaal ayaa wax laga xumaado ku timaamay qaabka ay u shaqeeyaan ciidamada AMISOM isagoo tusaale u soo qaatay in ciidamada shisheeyey intii ay deegaano qabsadaan haddan ay ka baxaan ka dibna dadkii la shaqeeyey ama ka agdhawaa ay laayaan ciidanka Al-shabaab arrinkaas oo uu Jeneraalku ku tilmaamay arrin guracan oo yaab keeda leh madaxda dowladda Soomaaliyana ay u jeedaan qaab dhaqanka ciidamada shisheeyey ee ku sugan gobol ka md ah Soomaaliya.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu BB_da siiyey Jenaraal Maxamed Nuur Galaal

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/janaraal-Galaal-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3
M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online