Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xilalkii ka qaaday Masuuliyiintii Gobolka Mudug kuwo kalena Magcaabay
July 4, 2016 - Written by EditorGaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin Gobolka Mudg iyo weliba Taliyaashii ciidanka Booliska waxaan uu xilalkaas u magacaabay masuuliyiin kale ka dib markii maamulka Gobolka Mudug iyo Taliska Ciidanka amnigu ay ku guuldaraysteen sugida amniga Gaalkacyo iyo dabagalka kooxa dila haldoorka Gobolka Mudug
Hoos ka akhriso Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin kuwo kalena Magcaabay
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net