Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan oo waraysigii ugu horeeyey siiyey CNN-ka.[Daawo Video]

July 19, 2016 - Written by Editor

erdoganIstanbul:-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa waxaa waraysigiisa ugu horeeyey uu siiyey TV-ga CNN-ka isagoo wax laga wiidiiyey halka uu ku sugnaa habeenkii la rabay in xilka laga tuuro oo cidanka Milateriga qaarkooda ay isku dayeen in ay in qilaabaan

Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa sheegay in reerkiisa iyo isaga ay habeenkii jimcaha ay fasaxa ku maqnaayeen balse habeenkii ay ciidanka sirdoonka ku wargeliyeen in uu dhacay isu day in qilaab tas oo sababtay in Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan iyo reerkiisa laga saaray halkii ay u sugnaayeen ayna ka badbaadeen isku day la doonayey in lagu dilo ama lagu qabto.

Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa xusay in haddii goobta uu ku sugnaa isaga iyo familkiisa habeenkii uu dhacay inqilaabkii dhici soobay uu sii joogi lahaa 10-15 daqiiqo la qaban lahaa ama la dili lahaa balse uu goobka ka baxay ka dib xog uu ka hellay ciidanka sirdoonka ee daacadda u ah Madaxweyne Recep Dayyip Erdogan

 

Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga CNN-ka la yeeshay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online