Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani oo laga waraystay بناء اتفاق” بين موريتانيا وتنظيم القاعدة
July 11, 2016 - Written by EditorDoha:- Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa waraysi gaar ah uu siiyey Tv-ga من قناة المرابطون. [El-mourabitoune] waxaa uu ka waramay hishiis la sheegay in uu dhexmaray dowladda Muritaani iyo garabka Ururka Al-qacida ee ka dagaalama Maqrib Carabi.
Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa xusay in ay jirto wadahadla iyo hishiisku balse uusan aqoon in ay dowladda Muritaaniya qaabka ay u marayso in hishiisku uu hirgelo.
Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa sdoo kae qiray jiritaanka wada hadalka ama hishiis ay wada gaaraan dowladda Muritaaniya iyo urura Al-qaacid ee Maqrib Carabi si loo sii daayo xubno muhiim ah ee a xirnaa Al-qaacid iyo in dowladda Muritaaniya ay diiday ka mid noqosho xulufo dowladda Marayakana uu doonayey in uu kula dagaalamo xubnaha Al-qaacid ee ka dagaalama Maqrrib Carabi.
Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa sidoo kale qiray in intii uu noolaa hogaamiyihi Al-qaacid Usma Bin Ladin laga wada hadalay wada lala galo dowladda Muritaniya arrinkaas oo loo xilsaaray garabka uu hogaamiyey Sh Yaxye Libi oo oglaada wada hadalka iyago ku xiray shuruudo.
Hoos ka Daawo من برنامج المشهد موضوع الوثيقة الأخيرة التي تحدثت عن “بناء اتفاق” بين موريتانيا وتنظيم القاعدة.
M_M_Deeq
Halgan.net