Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood
July 7, 2016 - Written by EditorLaascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta ku dhaqan Gobolka Sool iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Nadwo Cilmiyeed balaadhan ah oo ay ka soo qayb geli doonaan culimo waaweyn ee soomaaliyeed qaarkood wxaan haddii Alle idmo Nadwadaan diiniga ah ay bilaaban doontaa 4 bisha shawaal kuna beegan habeenka sabtida ee 8/7/2016,Goobtuna waa Masjid jaamaca Salaada Makhrib ka dib.
Hoos ka eeg Culimada ka qayb galaysa iyo jadwalka Nadwadaan diiniga ah no images were found
Halgan.net