Madaxweynaha DFS oo Taliska Ciidanka Asluubta ku ammaaney dib u soo nooleynta adeegyada bulshada
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo boqolaal dadweyne ah ciida kula tukaday Garoonka Mire Awaare.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa saaka looga ciiday si aad u weyn waxaana soo buuxdhaafiyey garoonka  Mire-awaare ee magaalada Garoowe Masuuliin ka tirsan Puntland iy
Sh.Umal oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada ciidda Soonfur.[Video]
(July 6, 2016)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sidda weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya gudihiisa iyo dibadiisa kuna nool magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa u diray
magaalada Laascaanood oo si weyn looga ciiday.[Video/Masawiro]
(July 6, 2016)
Laascaanood:-Magaalada laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciidul fidrigaa ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar iyadoo ay jirtay goobo kale oo ay dadwa
Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyey labo beelood oo colaado ku dhex martay Koonfurta Sool.[Dhagayso]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Idaacadda Qur’aanka kariimkaa ee Al-xikma Faraceed magaalada Garoowe oo laga dhagaysto inta badan Deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka ayaa maalmaha ciidaha waxay samaysaa barna
Magaalada Leicester,UK oo si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo kaga qayb galay munaasabadda ciidul-fitriga.[Cod/Masawiro]
(July 6, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06-July-2016 munaasabadda ciidul-fitriga kala qayb galay kumannaan qof oo muslminiin ah oo salaaddii ciidda ku tuk
Maamulka Halgan.net oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.
(July 5, 2016)
Boosaaso:-Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga w
Shuruudaha looga baahan yahay xubinta (rag iyo dumar) ka mid noqoshada golaha degaanka degmada gaalkacyo
(July 5, 2016)
[nggallery id=1692]   M_M_Deeq Halgan.net
Maamulka Markazka Al-hudaa ee Helsinki Islamic Center oo Hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
(July 5, 2016)
Helsinki:-Maamulka markazka Al hudaa ee Helsinki Islamic Center oo tahniyada ciida haweda u maranayo dhamaan musliinta caalamka oo dhan waxaanu leenahay kula caam wa'antum biqeyr Taqabalaahu Mina wani

« Previous PageNext Page »