Wafdi Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo gaardhay Laascaanood.[Masawiro]

July 10, 2016 - Written by Editor

13606516_964791683618026_2055788693140949931_nLaascaanood:-Wafdi Cuqaal iyo Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muse ayaa  galabta soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool isagoo Boqorku maalinta beri ah uu ka qayb geli doono hadii Alle idmo aaska Garaad Abshir Saalax oo lagu aasi doona magaalada Ballicad oo Buuhoodle kaga beegan ilaa 52 KM dhanka bariga.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa oo lagu marti qaaday qasriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciiil inkasto uu wadanka UK uu ku joogo safar , Iyadoo halkaasi loogu sameeyey Casho sharaf ,Boqorka iyo Issimadii kale ee ku weheliyey socdaalka oo gaaraya ilaa  35 Qof.

Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Issimada ku weheliya socdaalka ayaa maalinta beri ah waxaa ay safar ku tegi doonaan  magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn isagoo halkaas uga sii gudbi doona  deegaanka Ballicad  oo lagu aasi doono Allah u naxariistee Garaad Abshir Saalax.

Sidoo kale Waxaa soo gaadhay gelin kii danbe magaalada Ballicad wafdi Issimo ah oo uu hogaaminayo Islaan Ciise Islaam Maxamed kuwaas oo ka yimid gobolka Nugaal iyo Mudug.

no images were found

Dhinac kale Madax dhaqameed oo uu hogaaminayo Garaad Wiil Waal garaad Dool oo ka soo kiciitamay gobollada Kilika Shanaad ayaaa Iyana ka soo qayb geli doona aaskani ,waxaa  Sidoo kale la sugayaa Madax dhaqameedyo kale oo ka kala imaan doono Magaalooyinka Boorame , Hagerisa Ber bera iyo Burco.

Mowliid Ismail Diged
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online