Xubnaha cusub golaha deegaanka ee Degmada Gaalkacyo oo lagu dhawaaqay

July 14, 2016 - Written by Editor

quranjecelGaalkacyo:-Golaha Deegaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa galabta si rasmi ah loo shaaciyey waxaana ku dhawaaqay Afhayeenka Madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Quraanjecel , isagoona sheegay in golaha degaanka Gaalkacyo lagu kordhiyey ilaa 4 xubnood oo ay heli doonaan haweenka.

Afhayeenka Madaxtooyada Dawladda Puntland Cabdullaahi Quraanjecel ayaa saxaafadda u ka hor akhriyay magacyada liiska xubnaha cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo ay dhamaan beelaha Gobolka Mudug ay soo dhameys tireen xubnihii uga qeyb geli lahaa Golaha deegaanka Gaalkacyo.

Hoos ka Akhriso Liiska Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo la shaaciyay

no images were found


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online