Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey sharci cusub.[Dhageyso]
(August 14, 2016)
Madaxweynaha dowladda federaalka Somalia Xassan Sheekh, ayaa maanta Muqdisho ku saxiixay sharciga dhismaha guddiga xuquuqda aadanaha. Madaxweynaha ayaa sheegay in sharcigan uu ka tarjumayo muhiimaddu